Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Midowga Yurub iyo dowlada Itoobiya

Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Midowga Yurub iyo dowlada Itoobiya, khilaafkan ayaa ka dhashay sida kormeerayaal ka socda Midowga Yurub ula soconayaan doorashada baarlamaanka ee June ka dhaceysa Itoobiya. Midowga Yurub ayaa go’aansaday in ay joojiyaan kormeereyaal ay u diri lahaayeen doorashada baarlamaanka Itoobiya oo la filayo in 5-ta bisha June … Continue reading Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Midowga Yurub iyo dowlada Itoobiya